Share
Embed
Transcript
83 slides
-
Diyaariyey Macalim Kobac Barashada Samafalka Saameynta uu sama-falku ku yaalan
karo nafteenna & bulshadeenna" -
Taariikh Nololeedka Macalim Kobac • 1963 Muqdisho. • 1987 Kuliyada
Lafoole ( Agr, Bio) • 2011 MBA ( Open University Malaysia) Khibrada • 30 Sanno Maamul Waxbarasho • 20 Sanno Suuqgeyn ( Hormuud iyo Natiolink) • 7 Sanno Maamul Shaqaale ( Salaam Somali Bank ) • 30 sanno khibrad qoys . Shaqada. • G/xigeenka Hormuud Foundatuion • G/xigeenka Mu’sasada Imaam Shaafici • Maamulka Kobac la-talinta , tababarida iyo Wacyigelinta -
Ujeedada Gaarka ah 1. In la fahmo Samafalka & Muhiimadiisa
2. In la garto Ujeedada Samafalka 3. Waxyaabaha Hortaagan Samafalka 4. Doorka Tacliinta ay ku leedahay ka shaqeysiinta Samafalka. Ujeedada Guud ee Tababarka In Aqoont loo yeesho Wanaaga Samafalka -
Fahamka iyo Muhiimada Shaqada Tabarucida 1. Fahamka Shaqada Tabaruca (
Samafalka) 2. Astaamaha Shaqada Tabarucida 3. Muhiimida Shaqada Tabaruca -
Horudhac Shaqada Iskaa-waxuqabso(Tabaruca )waxay manta noqotay shaqo lagu gudbin
karo aqoon lagana heli karo khibrad . Aqoonta Shaqada Tabaruca waa aqoon ka mid ah aqoonta bulashada hormarsan oo ay kor ugu qaadaan Qayimka , Mabaadi’da , Akhlaaqda , Anshaxa . Shaqada Tabaruca waxay dhiirigelisaa in lala degdego oo la bilaabo Shaqo wanaagsan oo Faa’iido u leh dadka kale. Shaqada Tabaruca waxay buuxisaa baahi badan oo ka dhex Jirta bulshada oo ay dawladi buuxin Karin , arkina Karin . -
Horudhac Shaqada Samafalnimada waa soo jireen ah oo soo
socotay inta uu aadanaha soo jiray, waxaa dadka ku kalifa wax ay aaminsan yihiin , Xiliyada uu dhibabka dhaco waa xilliga loogu baahan badan yahay in la helo bulsho iskeed wax isugu qabato. -
1- Fahamka Shaqada Iskaa-waxuqabso ( Tabaruca) Tabaruc waa shaqo
ruuxa uu qabto isgoo la qasbin. Waa dadaal ruuxa rabitaangiisa uu ku bixinayo bulshada darteed si uu u gaaro himalooyin bainiaadinimo isagoo ka sugeyn in uu ka helo Maal ama wax u khalma. Qeexid kale -
Sidauu ISALAAMKA u arko Waa rabitaan lagu gaarayo ABAALMARINTA ALLE
,waa GO’AAN shaqsi ah uu ruux ku bixiyo dadaalkiisa , maalkiisa ama fikradiisa si uu u xaqiijiyo HIMILO gaar ah ee uu bulshada ugu ADEEGAYO. -
2- Fahamka ( Samafalaha) Tabarucaha Waa ruux leh Xirfad
iyo Khibrad uu isticmaalo si uu u guto waajibaad bulsho si RABITAAN ah kana sugeyn in uu ku helo maal ama wax u dhigma. Waa wadani wanaagsan aaminsana in uu ka qeyb galo shaqooyinka tabarucaada bulshada loo qabto si loo xaqiijinayo in la gaaro danta guud ,iskuna waajibiya in uu kaga qeyb galo sida ugu wanaagsan. Fahamk kale ??? -
3- Astaamaha ( Samafalida )Tabarucida Waa dadaal iyo shaqo
uu isku waajib yeelayo ruuxa Tabarucaha. Waa shaqo aan lagu heleyn Maal ama wax u dhigma. Ujeedada dambe ee laga leeyahay waa in lagu hagaajiyo nolosha qeybaha bulshada. In ay buuxshaan baahiyada adeeg ee bulshada aan u muuqan hay’adaha ama Dawlada Waa shaqo laga qabanayo dhinacayada kala duwan ee nolosha. Waa muuqaal bulshadeed oo caafimaad qab ah oo xaqiijiyey isku xirnaan iyo walaaltinimo dhexdooda ah , sidii uu ku sifeeyey Nabiga ( NXK) ( Muslimka ,Muslimka kale waa sida jirka oo kale ( ملسملا ملسملل دسجلاك دحاولا ) Waa shaqo aadan shaqaale ahayn , taas oo ah in aadan helayn xaquuq sida mushaar, fasax, hawlgab , iwm) -
Waxa uu ku tiirsan yahay iskaashi bulshadeed iyo fahamka
baahida bulshada. Waxa uu ku tiirsan yahay xirafad iyo khibrad uu leeyahay Tabarucaha oo lagu daro : Ka qeyb qaadasho sidii loo dhamaystiri lahaa baahiyada bulshada. In qabiilka laga fogaado . Xisaabaadka aan la sahlan. Sinaan Horuminta qofka iyo dareen lahaansho. Ka qeyb qaadasho u shaqaynta aadanaha -
Muhiimada Shaqada Iskaa-wax u qabso ( Tabarucaada) Waxay saameyn ku
yeelataa Nafsadaada iyo Bulshada . Waxay door ka ciyaartaa Dhisida iyo Hormarinta Bulshada sida : Dhalinyarada waxay ku abuurtaa dareen ah in ay bulshada ka tirsan yihiin , waxay qaataan mas’uuliyada ka qeyb qaadashada sidii loo dabooli lahaa baahiyhada bulshada si wadajir ah. Waxaa lagu fahmaa Horumarinta Danta guud. Waxaa laga faa’iideystaa Awooda dadka tayada leh iyo kuwa tababaran si ay uga adeegaan bulshada. -
Waxaa lagu soo jiidaa Tabarucayaal si loo tababaro loona diyaariyo
si ay uga qeyb qaataan howlaha horumarinta bulshada ( Wadanka) Ku dhiirigalinta dhalinyarada in ay is- xakameeyaan si ay u baxshaan Adeeg bulsho aysan ku heleen Maal ama wax u dhigma. Muujinta macnaha midnimada iyo iskhaashiga iyo hirgelinta Mabda’ jirtaanka hal kaliya ( Jir kalaiya) -
1- Mudnaanta Shaqada Tabaruca. 2- Ujeedada Shaqada Tabaruca. 3- Sharuuda
Shaqada Tabaruca 4- BooskaIslaamka uuka joogoshaqada Tabaruca -
1- Mudnaanta Shaqada Tabaruca Mudnaanta Shaqada Tabaruca A- Xulo Mudnaanta
Horumarinta ) ةيمنتلا تايولوا ديدحت ( Selecta development priorities B- Hoos udhiga Qiimaha Waxsoosaarka جاتنالا ةفلكت ضيفخت Reduce the cost of production C- Shaqada in la qaban karo دئاوفلا قيقحت Achieving benefits D- Horumarinta Kartida تاردقلا ةيمنت Capacity development -
Mudnaanta Shaqada Tabaruca 1- Xullo Mudnaanta Horumarinta - Baahida aad
daboolaysid - Cida aad kaalmeynaysid - Goobta aad ka shaqaynasid 2- Hoos u dhiga qiimaha wax-soosaarka - Qarashka ku baxayo qabashada adeega in uu aad u yar yahay -
3- Shaqaada in ay qabsoonto -Yaraynta qarashka waxa uu suurtagaliyaa
in bulshada la kaalmeeyo , dada badana aya ka faa’iideystaan. - In mashruuca aad u hesho samafalayaal 4- Horumarinta kartida - Shaqada Tabaruca waxay dhistaa kartida iyo xirfada ruuxa ka shaqaynayo waxay siisaa fursad uu ka qeyb galayo Xulida MUDNAANTA iyo Go’aan qaadashada. - Waxa lagu helaa Kalsooni iyo laga faa’iideysto khibradaha dad kale ama urare kale -
2- Ujeedada Shaqada Tabaruca Ujeedada waxay ku salaysan tahay baahida
uu rabo in uu ka daboolo bulshada . 1- Baahida in bulshada laga mid noqdo lalana wadaago danta guud. 2- Abuurida saaxiibtinimo iyo xiriir wanaagsan ee u dhaxeeyo bulshada. 3- Is-hormarin. 4- Buuxint baahi shaqaale. 5- Is-fahamka xubnaha iyo gaarida Ujeedada. 6- Horumarinta ka qeyb-galka iyo ka hortagida si- xun u fikirka iyo kala duwanaanta. -
7- Kobcinta Horumarka iyo kabashada horumar la’aanta. 8- Xakamaynta iyo
yaraynta Mashaailada bulshada. 9- kor u qaadida wacyiga iyo qiimaha shaqada tabaruca. 10- Dhisida iyo horumarinta kartida iyo xirfada Tabarucaha. 11- soo bandhigida xeelada shaqo gelinta shaqada tabaruca. -
3- Sharuuda Shaqada Tabaruca 1. Dadaal , Danqasho , Naftii-hure
iyo Mas’uuliyad qaadasho. 2. in uu ku socdo Mabaadi’da iyo Ujeedada shaqada tabaruca. 3. Ogalaanshaha toosinta iyo xisaabtanka – kuna xadgudbin dhinac kale. 4. Ku kalsoonaanta ururka tabaruca iyo dulqaadashada mashaakilada iyo iscafin. 5. Isticmaalka kartida si waafaqsan ujeedada 6. Qorshe hawleed iyo miisaaniyada lagu fulinayo 7. Samee qorshe tababar , shirara iyo warbixin joogto ah -
8- Wadajirnimo iyo ka fogaanshaha kalinimo iyo islaweyni 9- aqoonta
qawaaniinta shaqada iyo xeerarka ururka. 10- ka qeyb galka kulmada joogta ah 11-in uusan ku lug lahayn ururo kale ama siyaasad aan u adeegeyn shaqada tabaruca. -
Aasaaska iyo Mabaadi’da Shaqada Tabaruca 1- Dhowrida balamada iyo shaqada
iyo Ixtiraamka nidaamka. 2- Shaqada tabaruca waa shaqo hal-abuur . 3- Cadaynta ujeedada shaqada tabaruca si looga wada qeyb qaato in la gaaro looguna sugnaado in la sii wado. -
4-Booska Islaamka uu ka joogo shaqada Tabaruca لوقي زع
لجو : ﴿ اوُن َ واَعَت َ و ىَلَع ِّ رِبْلا َِّ و ِّ ى َ وْقَّتلا ِّ ۖ َِّ ل َ و اوُن َ واَعَت ىَلَع ِِّمْثِ ْ لْا ِّ ُعْلا َ و ِِّنا َ وْد ِّ ۖ اَم َ و ْاوُلَعْفَت ْنِم رْيَخ َلْعَي ُُْم ُ ّ للا ِّ ۖ َِّكَنوُلَأْسَي اَذاَم َِّنوُقِفْنُي ِّ ْلُق اَم ِّ ْمُتْقَفْنَأ ِّْنِم ِّ رْيَخ ِِّنْيَدِلا َ وْلِلَف َِّرْقَ ْ لْا َ و َِّنيِب ىَماَتَيْلا َ و ِِّنيِكاَسَمْلا َ و ِِّنْبا َ و ِِّليِبَّسلا اَم َ و اوُلَعْفَت ِّْنِم ِّ رْيَخ َِّّنِإَف ِّ َ َّ اللّ ِّ ِهِب ِّ ميِلَع ِّ موُلْعَمِّ ٌّقَحِّْمِهِلا َ وْمَأِّيِفِّ َنيِذَّلا َ و ( 24 ) ِِّموُر ْحَمْلا َ وِِّلِئاَّسلِل ( 25 ) ( ِِّموُر ْحَمْلا َ وِِّلِئاَّسلِلِّ ٌّقَحِّْمِهِلا َ وْمَأِّيِف َ و ) -
ِّ ُهْنَعِّاللَِّّي ِضَرَِّرَمُعِِّنبِّاللِِّّدْبَعِّ ْنَع ىَّلَصَِّيِبَّنلاِّ َّنَأِّ،ام ِِّهْيَلَعِّاللّ ِّ َلاَقَِّمَّلَس َ
و : « ِّ َأِّاللِّّىَلِإِّ ِساَّنلاُِّّبَحَأ َِّحَأ َ وِّ ِساَنّلِلِّْمُهُعَفْن ِِّلاَمْعَلْاُِّّب ِّ مِلْسُمِّىَلَعُِّهُلِخْدُتِّ روُرُسِّاللِّّىَلِإ ِّ َبْرُكُِّهْنَعُِّفِشْكَتِّ ْ وَأ َِّي ِضْقَتِّ ْ وَأًِّة ِّ َلْ َ وًِّاعوُجُِّهْنَعُِّدُرْطَتِّ ْ وَأًِّانْيَدُِّهْنَع ِّْسُملاِّيِخَأَِّعَمَِّيِشْمَأِّ ْن ِّيِفِِّمِل َِّفِكَتْعَأِّ ْنَأِّ ْنِمَِّّيَلِإُِّّبَحَأِّ ةَجاَح َِّ وِّاًرْهَشِِّدِجْسَملاِّاَذَهِّىِف ِّ َّفَكِّ ْنَم َِّظَكِّ ْنَم َ وِّهَتَر ْ وَعُِّاللَِّّرَتَسُِّهَبَضَغ ِّْنَأَِّءاَشِّ ْ وَل َ وُِّهَظْيَغَِّم ِّهَي ِضْمُي لاَِّم ْ وَيِّاًض ِرُِّهَبْلَقُِّاللَِّّألَمُِّهاَضْمَأ ِّ َأَِّعَمِّىَشَمِّ ْنَم َ وِِّةَماَيِق ِِّمِلْسُملاِِّهيِخ ِّ َبْثَأُِّهَلَِّأَّيَهَتَتِّىَّتَحِّ ةَجاَحِّىِف اُِّّل ِزَتَِّم ْ وَيُِّهَمَدَقُِّاللِّّ َت ِّ َّنِإ َ وُِّماَدْقَلْ ِّ ُيِّاَمَكَِّلَمَعلاُِّدِسْفُيَلِِّقُلُخلاَِّءوُس ِّ َلَسَعلاُِّّلخلاُِّدِسْف » ( . جرخأ ِّنباِّه جئاوحلاِّءاضقِّباتكِّيفِّايندلاِّيبأ ) -
ِّ َنْيَبَِّلاَقِّ ي ِرْدُخْلاِّ ديِعَسِّيِبَأِّ ْنَعو ِّ َّنلاَِّعَمِّ رَفَسِّيِفُِّن ْحَنِّاَم
ِّىَّلَصِّ يِب َِّعِّ لُجَرَِّءاَجِّْذِإَِّمَّلَس َ وِِّهْيَلَعُِّ َّ اللّ ِّ َلَعَجَفَِّلاَقُِّهَلِّ ةَلِحاَرِّىَل ُِّف ِرْصَي ِّ ُلوُسَرَِّلاَقَفِّ ً لاَمِش َ وِّاًنيِمَيُِّهَرَصَب ِّ ِهْيَلَعُِّ َّ اللِّّىَّلَصِِّ َّ اللّ ِّ َناَكِّ ْنَمَِّمَّلَس َ و ِّ َمِّىَلَعِِّهِبِّْدُعَيْلَفِّ رْهَظُِّلْضَفُِّهَعَم ِّ َلِّ َناَكِّ ْنَم َ وُِّهَلَِّرْهَظِّلِّ ْن ِّ لْضَفُِّه ِّ َلَِّداَزِّلِّ ْنَمِّىَلَعِِّهِبِّْدُعَيْلَفِّ داَزِّ ْنِم ِّ َنْصَأِّ ْنِمَِّرَكَذَفَِّلاَقُِّه ِّاَمِِّلاَمْلاِِّفا ِّ دَحَلِّْ َّقَحِّلُِّهَّنَأِّاَنْيَأَرِّىَّتَحَِّرَكَذ ِّ لْضَفِّيِفِّاَّنِمِّ ( ملسمِّهاور -
ىفو ثيدحلا فيرشلا ُلوق ىلص للا ُيلع سو مل
: ” ام نمآ يب نم تاب ناعبش هراجو عئاج ىلإ ُبنج وهو ملعي ُب ” ثيدح حيحص ا ِةَجَرَد ْنِم َلَضْفَأِب ْمُكُرِبْخُأ الَأ َّصلا َ و ِةالَّصلا َ و ِماَيِّصل ِةَقَد " , اوُلاَق : ِ َّ للا َلوُسَر اَي ىَلَب , َلاَق " : َص ِنْيَبْلا ِتاَذ ُحال " ج عما يذمرتلا -
ِّْيَرُهِّيِبَأِّ ْنَعِّامهيحيحصِّيفِّملسموِّيراخبلاِّىور َِّّنَأَِّةَر اللَِّّلوُسَر َِّلاَق ( : يِشْمَيِّ لُجَرِّاَمَنْيَب ِّ
ُغَِّدَج َ وِّ،ِّ قي ِرَطِب ِّ َنْص ِّ َكَشَفِّ،ُِّهَرَّخَأَفِّ،ِقي ِرَّطلاِّىَلَعِّ ك ْ وَش َِّر ِّ ُهَلَِّرَفَغَفُِّهَلِّاللّ ِّْيَرُهِّيِبَأِّ ْنَعِّملسمِّدنعِّتاياورلاِّضعبِّيفِّءاجوِّـ ِّ َلاَقَِّةَر : َِّلاَق اللُِّّلوُسَر : ( ِِّنْصُغبِّ لُجَرَِّّرَم ،ِّ قي ِرَطِّ ِرْهَظِّىَلَعِّ ةَرَجَش َِّلاَقَف : ِّاللّو ِِّنَعِّاَذَهِّ َّنَي حَنُلْ ِّ َّنَجلاَِّلِخْدُأَفِّ،ِّْمِهيِذ ْ ؤُيِّلِّ َنيِمِلْسُملا ِّ َة ) . اِّ ْنَعَِّةَرْيَرُهِّيِبَأِّ ْنَعِّهدنعِّىرخأِّةياورِّيفوِّـ اللِّّىلصِّ يبَّنل َِّلاَقِّملسوِّهيلع ( : ِّ َتَيًِّالُجَرُِّتْيَأَرِّْدَقَل يِفِّ،ِِّةَّنَجلاِّيِفُِّبلَق ِّ َناَكِّ،ِّقي ِرَّطلاِّ ِرْهَظِّ ْنِمِّاَهَعَطَقِّ ةَرَجَش َِّساَّنلاِّيِذ ْ ؤُتِّ ْت ) -
MMa Danteena mise Dano kale? • Ma ruux baa nagu
qasbayo • Samafalku waa nolol , samafal la,aan waa • nolol la,aan. • Waa maxay Samafal? Samafalku ma …... Cilmi Dhaqan Cibaado Caado -
Xaaladaha Koritaanka Bani,aadamka iyo Saamaynta Samafalaka • Sidee loogu abuuri
karaa Bani,aadamka Qayimka Samafalka ? -
Marxaladaha Koriinka iyo Cida Saamaynta Ku leh 1_ Dhalashada ilaa
10 sano , waxaa saameyn ku leh WAALIDKA oo ku abuuri karo Wanaaga Samafalka iyadoo la adeegsanayo Sheekooyin , shaqana loo dirayo sida NADAAFADA MASJIDKA , DARISKA , MASKIIN IN WAX LA SIIYO AMA CIYAAR ama RIYWAAYAD -
2_ Xilliga 11-14 Sano. Xiligan waxaa saameyn ku leh Dugsiyada
oo u abuuri kara Wanaaga Samafalka . SIDEE ? ? !! Ma aha ardayda AQOON kaliya in la baro , waxay u baahan yihiin in lagu barbaariyo Wanaaga SAMAFALAKA. 3_ Xilliga 15-18 Sanno. Xilligan waxaa Saamayn ku leh Saaxiibada , sidaa darteed waa in loo xulaa saaxiibo wanaagsan. -
4 _ Xilliga 19-25 sanno Xilligan waxaa saameyn ku leh
warbaahinta iyo baraha bulshada oo awood u leh in ay ku abuuraan wanaaga Samafalka. 5_ Xilliga 25 sano iyo ka weyn , waxa saameyn ku yeelana karo ma jirto. Dadka saameyntooda aad u weyn tahay wey dhici kartaa in ay saamyen yeeshaan -
1_ Tirada Hay,adaha Samafalayaasha ee Maraykanka waxay gaarayaan 15 Malyuun
. 1/3 *( 48% ) waxay ku dhisan yihiin Asaas Diini . Hantida Hay,adaha Samafalayaasha Maraynkanka 174 Milyaar , 77% waxa ka timaadaa dadweynaha 1999 Tirada Samafalayaasha Aduunka 2002 Tabarucaada waxa uu gaaray 212 Milyaar , 83% waxaa loo tabarucay ujeedo diini ah 90 Milyan oo Samafale ah ayaa ka shaqeeyo shaqooyin kala duwan (DIINI , GARGAAR IYO BANI,AADANIMO) , 5 Saac Usbuucii ayey si Samafale ugu shaqeeyaan takhasus kala duwan. -
Tirada Samafalayaasha Aduunka 2_Yahuuda 35000 Hay.adooda Miisaaniyada Mashaariicda Samafalka 11
milyaar sanadkii , 65% waxay ka timaadaa Dawlada مقرِّددعلاِّناقرفلاِّةلجم : 383 خيراتلا : 3/13/2006 3_ 91% Dadweynaha Kanada oo sanadkooda dhaafay 15 sano waxay si firfircoon uga qeyb galaan samafalaka -
4_ 45% Dadweynaha Jarmalka oo sanadkooda dhaafay 15 sano waxay
ku biiraan Hay,adaha kala duwan ee ka shaqeeyo Samafalka. Tirada Samafalayaasha Aduunka 5_ Engariiska 20 milyan oo qaangaar ah aya sanadkasta ka qeyb gala Samafalka, 90 malayan oo saacadood ayey Usbuucii shaqeeyaan taas oo la qiimo ah 40 milyaar gani . -
Cilmi_ baaris ay samaysay Iskuxirka Hay,adaha Carabta ee Ahliga ,
waxay ku ogaatay dhalinyarada da,dooda u dhaxeyso 15 ilaa 30 sano ay yihiin kuwa aan muhiimad siin Shaqada Samafalka. -
Heerarka Samafalka ee Soomaaliya 1- Xilligii Kacaanka – Hanti-wadaag iskaa-
wax u qabso ( XOOG) – Tusaale 2- Xilligii Burburka – Samafalayaa Ajaanib ah 3- Xilligii Kabashada – Dhalinyaro samo- falayaal ah ( Inta aan ogohay ilaa 15 urur dhalinyaro ) -
1- Qeybaha ay ku taagan tahay SHAQADA TABARUCA 2- Talooyin
kor u qaadayo howlkalga ka qeyb qaadashada SHAQADA TABARUCA -
Qeybaha ay ku taagan tahay SHAQADA TABARUCA Shaqo waliba
aan ku dhisnayn NIYAD WANAAGSAN waxay ku dhamaataa GUUL DARO inta aysan bilaaban. Shaqada TABARUCA ( SAMA-FALKA ) waxay leedahay waxyaabo ASAAS U AH NIYADA : Waxay cadaysaa UJEEDADA نع ريمأ نينمؤملا يبأ صفح رمع نب باطخلا يضر للا ُنع ، لاق : تعمس لوسر للا ىلص للا ُيلع ملسو لوقي : ( امنإ لامعألا تاّينلاب ، امنإو لكل ئرمأ ام ىون ، نمف تناك ُترجه ىلإ للا ُلوسرو ، ُترجهف ىلإ للا ُلوسرو ، نمو تناك ُترجه ايندل اهبيصي ، وأ ةأرما اهحكني ، ُترجهف ىلإ ام رجاه ُيلإ ) هاور يراخبلا ملسمو يف امهحيحص -
Waxyaabaha laga maarmaanka u aha Samafalka : 1- Kalsooni u
dhaxayso Samafalayaasha , Taas oo ah Ujeedada in ay cadahay In ay gartaan Ururka , ujeedooyinkiisa iyo Nidaamkiisa Shaqada Samafalka in ay munaasib ku tahay kartida iyo aqoonta Samafalaha 2- Hogaan wanaagsan oo leh awood iyo Faham 3- Iskaashi iyo isdhamaystir ( Khibradaha) 4- Joogtayn -
Waxyaabaha Hortistaagi kara Shaqada Samafalka 1- Waxayaabo ka imaanayo Qofka
In Ruuxa aaamino in uusan Ra’yi bilaabi Karin. In xumaan uu ka aamino urarada ka shaqeeyo Samafalka Caajis iyo Daal Mas’uuliyad ka carar Waalidka oo u diida Daruuf dhaqaale Faham yari ( Faa’iidada Samafal iyo ka qeyb galkiisa) Aqoon la’aanta Edebta iyo Anshaxa shaqada Tabaruca -
Cabsi iyo Xishood Muhiimada danta gaarka . In uu
ka qeyb galo samafalid badan hal mar Wax cusub oo la jeclayn -
2- Waxyaabo ka imaanayo Hay’adaha Waqtiga Tabaruca. Ujeedada tabaruca aan
cadayn Dhiirigallin la’aan Tababar la’aan Doorka tabarucaha oo la cadayn Cilmi baaris la’aan Habka warbaahinta oo taag daran. Mudnaan la’aan Maamul xumo -
3- Waxyaabo Bulshada ka imaanayo Aqoonta Samafalka oo aad u
yar. Maciishada oo aad u hooseeso , qof waliba uu ku mashquul yar Noloshiisa uusna waqti samafal uusan u hayn. Wada shaqayn la’aan ka dhaxeyso Hay’adaha samafalka Dugsiyada iyo Jaamicadaha oo ka maqan waxa dhiirigalinayo shaqada tabaruca. Warbaahinta oo muhiimada siin Wacyigelin Samafalka. -
Sharuuda iyo Tilmaamaha lagu dooranayo Samafalaha 1- Doorashada Samafalaha Wanaagsan
Doorashada wanaagsan waa in aad u martaa ## In aad hesho Ogolaanshaha Samafalaha * Muhiimada * ## ku xulo khibrada , Xirfadahooda iyo Sanadahooda 2- Qaabka aad ku ogaan karto Tilmaamaha Samafalaha ## In aad waraysato ## Ilo lagu kalsaano yahay -
Sifaadka Ugu Muhiimsan ee Samafalaha 1- Samo –jecli 2- joogteyn
3- Sumcad wanaagsan 4- Firfircooni 5- in uu qaadi karo Mas,uuliyad 6- in uu diyaar u yahay in uu qaato toosinta iyo talooyinka dadka kale -
Talooyin kor u qaadayo howlkalga ka qeyb qaadashada SHAQADA TABARUCA
1- Tababarka Samafalayaasha In laga tababaro waxyaabaha soo socda> ## Xirfada qorida warbixinta. ## Xirfada qeybinta raashinka iyo qalabyada xilliga Musiibada. ## Xirfada ururinta Tabaruca ## Xirfada Maamulida Hay,adaha Samafalka ## Sida loola dhaqmo Samafalayaasha. ## -
## Sida shirarka loo maamulo. ## Xirfada Xalinta Mashaakilada iyo
Go,aan qaadashada. ## Xirfada Wada-xiriirka ## Maamulida Mashaariicaha kheyriga -
2- In la Abuuro Xafiis ka shaqeeyo : ## ##
Hogaaminta iyo Nidaaminta shaqada Samafalka ## Diyaariyo Barashuur ## Barida shaqada Samafalaka , Ujeedooyinka ## Sameynta qorshaha Tababarida Samafalayaasha. ##Indha-ku haynta Ujeedada Hay,ada\ ## Sameyso Baaritaan ku saabsan Shaqada Samafalka. -
3- Dhiirigelinta Bixinta Fiiga Xubnaha Samafalayaasha. 4- Abaalmarin aan ahayn
Maadi ## Siinta shahaado sharaf ## Sahlida gaadiidka ## Wacyigelin joogto ah 5- In Dugsiyada iyo Jaamicadaha lagu dhiiri geliyo in Ardaydooda ka qeyb qaataan Samafalka. -
1- Doorka Tacliinta ay ku leedahay Guusha iyo xaqiijinta Ujeedada
Shaqada Samafalka. 2- Xaquuqda iyo Waajibka Samafalaha 3- Noocyada Samafalka -
Saameynta ay Tacaliintu ku leedahay Guusha iyo Xaqiijinta Ujeedada Samafalka
1- in lagu abuuro Jiilka sidii bulasha wax loo tari lahaa iyadoo la adeegsanayo QOYSKA, DUGSIYADA , MASAAJIDADA IYO WARBAAHINTA. 2- In Muqararaadka qaar ka mid ah xooga lagu saaro fahamka Samafalka , muhiimadiisa iyo doorka uu ka qaato horumarinta bulshada. 3- in Ardayda Dugsiyada hoose ay ka qeyb qaataan Barnaamijyo Samafaleed sida ololaha nadaafada iyo in abuuritaanka geedaha. 4- In loo adeegsado Shaqada Samafalka Mashquulinta -
5- Wacyigelinta Adaabta iyo Akhlaaqda Shaqada Samafalka. 6- Soobandhigta qeybha
Smafalka iyo Mudnaantooda. 7- In qoysaska lagu wacyigeliyo Muhiimada Samafalka , caruutana lagu dhiirigeliyo. 8- -
Xuquuqda Samafalaha 1- In uu dareemo in dadaalkiisu uu qeyb
ka yahay Gaarida ujeedooyinka Hay,ada. 2- in la siiyo Tababar si uu waajibka u guto. 3- In uu su,aalo iyo Talooyin uu dhiiban karo. 4- In lagu sharfo shaqada Samafal uu qabtay. 5- In uu Koox la shaqeeyo. 6- Ixtiraam 7- Fulinta Amarada Mas,uuliyiinta. 8- In uu Ilaaliyo waqtiga shaqada. 9- In uu dhowro sirta iyo XOGAHA lagu aaminay. -
10- In lagu shaqo geliyo rabitaankiisa iyo Xirfadiisa. 11- In
uu ku dadaalo xiriirinta Samafalayaasha. 12- In uu ka shaqeeyo deegaan Nabadgelyo iyo Caafimaadka qaba. 13- In loo fududeeyo sidii uu Samaflaka u qaban lahaa. 14- In uu la shaqeyn Hay,ado samafaleed kale. 15- in uu xafido Hantida. 16- In uu shirarka ka qeyb galo. -
Noocyada Samafalka 1- Samafale Maaliyadeed : Sadaqo, Tabaruc ,iyo Deen.
2- Samafale Shaqo : Qoraal, Xirfad, Qurxin, Waardiye. 3- Samafale Sharafeed : Xiriir , Dhiirigelin iyo Shafaaco. 4- Samafale Xilli: Maalin, Saacad, Usbuuc iyo Xilliyo. 5- Samafale fikradeed : Gudbin fikrad wanaagsan , la talin , cilmi baaris iyo Tiro – -
Soo jiidashada Samafalaha • In aad Hesho Samafalayaal waxay ku
xiran tahay sida aad u soo jiidato . • Soo jiidashada ka hor waa in aad fahamtaa Noocyada Samafalayaasha -
Noocyada Samafalka 1- Samafale Maaliyadeed : Sadaqo, Tabaruc ,iyo Deen.
2- Samafale Shaqo : Qoraal, Xirfad, Qurxin, Waardiye. 3- Samafale Sharafeed : Xiriir , Dhiirigelin iyo Shafaaco ( Dadka magaca bulshada ku leh) 4- Samafale Xilli: Maalin, Saacad, Usbuuc iyo Xilliyo. 5- Samafale fikradeed : Gudbin fikrad wanaagsan , la talin , cilmi baaris iyo Tiro – koob. -
• Soo jiidashada waxaa door muhiim ah ka qaato KICINTA
( dhiirigelin) iyo Firfircoon gelinta in uu kula joogo Samafalaha aadna ka faa’iideysato Tamartiisa iyo Waayo- aragnimadiisa uu u leeyahay hogaanka Bulshada -
Siyaabaha lagu soo jiidan karo ; 1- Ka qeyb galin
: in shaqada uu qeyb ka qaato 2- Hufnaan : Ujeedada in ay cadahay 3-Tusmayn : in la cadeeyo Guulaha la gaaray 4- Mideyn : in koox lagu biiriyo 5-La-tashi : In aad siiso Fursad aad ku qaadanaysid Fikradooda. 6- Horgudub ( caqabado) in uusan jirin : Caqabadaha ugu daran oo xamaasada ka qaado waa shaqada joogtada ah ( ROTINE) 7- Mahadcelin : Markii uu dhamaado mashruuc u mahadceli ( xaflado, qoraalo, shahaado)